Somali News Top News

Sawirro: Wafdigii Aqalka sare u diray Galmudug oo la kulmay Madaxweyne Xaaf

Guddiga Golaha Aqalka sare uu u xilsaaray Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa la kulmay Madaxda Maamulkaasi uu ugu horeeyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Kulanka ay yeesheen Guddiga Golaha Aqalka sare iyo Madaxda Galmudug ayaa kusoo dhamaaday Guul iyo Isfaham, iyadoo Masuuliyiinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ay soo dhaweeyeen Doorka dhex dhexaadinta uu Aqalka sare u istaagay, iyagoo sheegay inay diyaar u yihiin inay qaataan Doorka dhex dhexaadinta khilaafka jira.

Wafdiga ayaa madaxweyne xaaf kala hadlay xaaladda siyaasadda dalka uu maraayo iyo sidee loo soo afjari lahaa khilaafka u dhaxeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada waxaana xaaf uu soo dhaweeyay dedaallada uu wado golaha Aqalka sare.

Related posts

Daawo: Dabaal dagii ugu weynaay oo maanta muqdisho ka dhacay boqolaal kun oo askar, shacab iyo saraakiil isugu jirta oo ka qeyb galay

Tifaftiraha K24

Akhriso: Senatorada Koonfur Galbeed ku Matala Dowladda dhexe oo War saxaafadeed soo saaray

admin

TOP NEWS: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo Saakay ka Cusub Magaalada Gakacyo iyadoo Ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Soomaliya ay…..

Tifaftiraha K24