Sawirro: Taalo lagu Xusaayo Qaraxii 14-kii October oo laga taagay Isgooyska Zoobe

0

Isgooyska Zoobe waxaa xalay laga taagay Taalo lagu xusaayo qaraxii 14 October ee sanadkii hore ka dhacay isgooyska Zoobe kaasi oo ay ku dhinteem in kabadan shan boqol oo ruux ayna ku dhaawacmeen das ka badan kun ruux.

Taaladaan ayaa waxaa lagu xasuusan doona dadkii la xasuuqay ee aan waxba galabsan iyadoo maalintaas madoow ay somalia u aheyd maalin musiibo weyn ay ku habsatay.