Sawirro: Shirkii amniga soomalia ee Brussels oo hadda Furmay iyo Ra’isul wasaare kheyre oo shir guddoominaayo

0

Ra’isul wasaaraha soomalia Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa haddda shir guddoominaayo Shirkii looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya oo Xarunta Midowga Europe, Magaalada Brussels.

Shirka ayaa waxa kasoo qeyb galay madax kala duwan oo ka kala socota dawladaha taageera Soomaaliya waxaana diradda lagu saaraya arrimaha ammaanka soomalia iyo dhismaha ciidamada xoogga dalka si ay ula wareegeen guud ahaan ammaanka dalka.

Sidoo kale Shirka waxa qeyb ka ah xubno metelaayo maamul goboleedyada hoostaga dowaldda dhexe ee soomaaliya.