Somali News Top News

Sawirro: Shirka Kooxda Xiriirka Soomalia ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo Maanta Muqdisho ka Furmaya

Shirka Kooxda Xiriirka Soomalia ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa Goordhaw ka furmi doona Caasimadda Muqdisho.

Wufuudda shirka ka qeyb galeysa ayaa kusoo aruuseysa magaalada muqdisho iyadoo shalay ay yimaadeen wafuud hordhac ah.

Wasiirrada arrimaha dibadda 15ka dal ee shirka ka qeyb galeysay ayaana soo gaareysa muqdisho.

Waddooyinka caasimadda ayaa xiran badankood waxaana maanta caasimadda ay aheyd maalin roobaad.

Related posts

Uhuru Kenyatta oo Dowlada Japan ka dalbaday hal arin..

admin

FAALLO: Maxay tahay sababta uu Ahmed Madoobe uga laabtay hishiiskii Doolow?

admin

Hooyadii dhashey wiilkii taayarka Diyaaradda raacey oo loo………….

admin