Animation

Sawirro: Shabaab oo dagmada jilib kusoo bandhigtay sargaal jubbaland ka tirsan iyo ciidamo uu watay

no responses
Thursday July 20, 2017 - 12:06 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen inuu ka soo goostay dhanka Maamulka Jubbaland, kuna biiray Shabaab.

Sarkaalkaan oo magaciisa Shabaab ay ku sheegeen Col. Yaasiin Fiilo ayaa Wararka waxa ay sheegayaan in lagu soo bandhigay Magaalada Jilib.

Sarkaalka Shabaab ay sheegeen inuu dhankooda u goostay ayaa waxaa la socday saddex askari oo lagu soo bandhigay.

Shabaab ayaa sheegay Sarkaalkaan iyo ciidanka la socday inay ka damqadeen dhibaatada lagu haayo shacabka Somaliyed ee ku sugan Gobolada Jubbooyinka.