Somali News

Sawirro:-Safiirka Sweden ufadhiya Soomaaliya oo kormeeray Xabsiga dhexe ee Xamar.

Safiirka dalka Sweden ufadhiya soomaaliya Staffan Tillander ayaa kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho isagoona u tagay xabsiga inuu u kuurgalo xaalada ay ku suganyihiin maxaabiista kuxiran halkaas iyo in xabsiga laga caawiyo wixii baahi ah ee uu qabo waxaana kusoo dhaweeyay taliyaha ciidanka asluubta general Mahad Cabdiraxmaan isagoona warbixin ku saabsan xabsiga siiyay safiirka.

Dhanka kale safiirka ufadhiya soomali ayaa asna ka warbixiyay ujeedka kormeerkiisa ee ku’aadan xabsiga dhexe waxa uuna ku sheegay in ujeedka kormeerkiisa uu yahay la socoshada xaalada maxaabiista iyo in taliska xabsiga dhexe laga caawiyo dayactirka xabsia iyo baahiyaha kale.

Related posts

Ciidamadda Xeebaa dalka Taliyaaniga oo Tahribayaal Somalia ah badbaadiyey.

admin

Alshabaab oo soo bandhigay Filim ay ka sameeyeen Dagaalkii Janaale

admin

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Xil ka qaadistii Guulleed (Aqri)

admin