SAWIRRO: Roob lagu diirsaday o ka da’ay Magaaladda Muqdisho

0

Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaaladda Muqdisho ka da’ay roob lagu diirsaday kaasi oo aad looga dareemay gudaha magaalada Muqdisho.

Roobkaan ayaa ku soo aaday xili ay aad ukulul oo loo baahnaa.

Waddooyinka magaalada muqdisho ayaa aad looga dareemay saameynta rooka waxaan xirmay qaar kamid mid ah waddoyinka oo ay burburiyeen daadadka roobka.

Xiligaan oo ah xili aad ukulul ayaa waxaa roobabka ay ka bilaabmeen muqdisho iyo qaar kamid goboladda dalka.

Xaquuqda Sawiradda Ahmed-sudani: