Animation

SAWIRRO: Magaalo kutaala Afrika oo lagu daray Diiwaanka Goobaha Qadiimiga ah ee Dunida Kuyaala

no responses
Tuesday July 11, 2017 - 9:25 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eretaria ayaa dhawaan lagu daray diiwaanka goobaha qadiimiga ee Dunida kuyaala, waxaana magaaladan kuyaala dhismayaal qadiimi ah oo la dhisay sanado badan kahor .

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ayaa magaalada Asmara ku dartay diiwaanka goobaha taariikhda leh , Waxaa magaalada wali ku yaalla dhismayaal qaddiimi ah oo uu dhisay Taliyaaniga intii uu gumeysanayay dalkaasi (1889-1941).

Goobahan Qadiimiga ah ee kuyaala magalaada Asmara ayaa ah goobo taariikh gaar ah leh ayba booqdaan dadka u dhashay wadankaasi Eretaria iyo sidoo kale kuwa u taga dalxiiska, waxaan baaris la sameeyay kadib UNESCO u aqoonsatay magaalada Asmara goobaha taariikhda fog leh.

Facebook Comments