Sawirro: Madaxweyne Axmad madoobe oo Aqalka Martida ku qaabilay Culimo Muqdisho ka tagday oo Kismaayo ku qaban rabta….

no responses
Sunday January 14, 2018 - 2:28 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ku qaabilay Culimada ka qayb galaysa Kulamo diini iyo wacyi galin ah oo lagu qabanayo Magaalada Kismaayo.

Kulamada diiniga ah ayay Culimadu ku qaban doonan Masaajida Magaalada iyagoo sidoo kale la kulmi doona Ardayda Jaamacadaha iyo iskuulada oo ay ka wacyi galin doonan dhibaatada Qabyaalada.

Inta ay Culimadu Kismaayo joogan waxaa kale oo ay qaban doonan Barnaamijyo kala duwan oo muhiim u ah Bulshada.

Facebook Comments