Somali News

Sawirro:- Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed oo sheegay in Waajid go’doonka laga saari doono

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen iyo Wafdigiisa ayaa kulan La qaatey waxgaradka,odoyaal dhaqameedka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Degmada Waajid ee gobalka Bakool .

Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa degmada waajid gaaray maalinimadii shalay ahayd isagoona maalmihii danbe kugudo jiray safari uu ku tagayo deegaano katirsan Koonfur galbeed isagoona ujeedka safarkiisa ku sheegay u kuurgalida xaalada deegaanadaas,wuxuuna shacabka Waajid usheegay in dhowaan laga saari doono go’adoonka lagaliyay iyadoona degmada ay go’doomiyeen Al-Shabaab.

Related posts

Warculus, Maxadweynaha Galmudug oo wareegto ku soosaray in labada Gole ee Dowlda ay hakiyaan howlaha Galmudug inta ay socdaan arimaha doorashooyinka

admin

Shan kamid ah Dagaallamayaasha Alshabaab oo Gacanta lagu dhigay Xili weerar ay kusoo qaadeen….

admin

Taliye ku xigeenkii NISA ee Garaadadad laga Rifay oo Dacwad u gudbiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida

admin