Somali News Top News Xulashada K24

SAWIRRO:- Madaxweynaha Hirshabeelle Oo gaaray magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa hadda gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doona Shir ay yeelan doonaan Madaxda maamul goboleedyadda oo lagu waddo in uu ka furmo Magaaladaasi.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ayaa lagu sharaxay Calamadda maamuladda Koonfur Galbeed ,Puntland,  Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland.

Related posts

TOP NEWS: Xasan Shiikh oo war Muhiim ah ka sheegay Weerarkii Alshabaab ay ku qaadeen Saldhig ay Itoobiyaanka ku lahaayeen Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

Tifaftiraha K24

Tababar ku saabsan ka hortaga wasakheynta hawada oo lagu qabtay Garoowe

Sakariye Sakariye

Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo uu maanta ka jeediyey furitaankii Kalfadhiga Koowaad ee Golaha Shacabiga

Tifaftiraha K24