Animation

SAWIRRO: Kooxda ISIS oo Toogasho ku fulisay dad u dhashay wadanka ciraaq maxay ku eedeysay

no responses
Saturday October 31, 2015 - 9:32 under Maqaalo iyo Warar by admin
mqdefault
Spread the love

Xoogaga Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Ciraaq iyo Siiriya loona yaqaan ISIS ama Daacish ayaa maanta soo bandhigay sawirada 4 nin oo ay ku fulinayaan  dil toogasho ah.

Afarta nin ayaa u dhashay dalka Ciraaq ayaa lagu eedeeyay inay basaas ahaayeen ayna u basaasayeen Dowlada Ciraaq waxaana lagu fuliyay dil toogasho ah.

Afarta nin waxaa loo xirey dhar casaan ah oo sida lagu bartay daacish u xiraan dadka ay dilka ku fulinayaan ka hor intaan la toogan .

Xukunka dilka ah wuxuu ka dhacay  gobolka Webi Yufraad, Ciraaq halkaasoo ay lagu diyaariyay raga dilka fulinayay oo laftooda xirnaa dareyska lagu yaqaan xoogaga daacishisis2.isis3isis4

 

Facebook Comments