Somali News

SAWIRRO:- Kooxda Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Odayaashii Galmudug Ee Cafiska Doontay.

Ururka Alshabaab ayaa degmada Xarardheere ku soo bandhigay 90 Oday oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen odayaashii iyo ergadii ka qeybgalay doorashada Xildhibaanada Federaalka ee 2016 ka dhacday Cadaado, Galmudug.

Alshabaab ayaa sheegay in la cafiyey odayaashaan maadaama ay Towbad keeneen. Xubnahan ayaa dib ugu laabtay deegaanadii ay ka yimaadeen.

     

Related posts

Daawo so dhaweynta Madaxweyne ku xigeenka galmudug ee Birmingham

admin

SAWIRO: 24-sano kadib Safaaradii Soomaaliya ee Mareykanka oo dib loo furay

admin

Kooxda Al-Shabaab Oo La Wareegay Deegaan Ku Yaalla Jubbada Hoose.

admin