Somali News

Sawirro:-Howlgalo ka dhan ah Al Shabaab oo ka socda deegaanada jubbaland.

Ciidamada xooga dalka gaar ahaan Ciidanka Danab iyo kuwa maamulka Jubbaland oo iskaa shanayaa yaa howlagalo xoogan ka sameeyay deegaano katirsan Jubooyinka ku waas oo ay ka arimiyaan Al shabaab iyagoona ciidamada si xoogan ooga saaray dagaalyahanadii Al shabaab ee deeganadaas ku sugnaa.

Deeganada Canjeel, Kuba-Kibir iyo Janaay Cabdalle ayay ciidamada ka sameeyeen howlagalada ka dhanka ah dagaalyahanada Al-shabaab.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa horey ubalan qaaday hadii mar labaad la doorto inuu laba jibaarayo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab ee looga saarayo deegaanada ay kaga suganyihiin deeganada Jubbaland.

Related posts

DAAWO: Suldaanka Guud ee Maamulka Somaliland oo eedayn kala duldhacay Maamulak Muuse Biixi.

gurey

DEG DEG: Daawo Sawirradii ugu Horeeyay ee laga helay Qaraxyadii saakay lagu weeraray Xarunta dambi baarista muqdisho ee C,I,D

Tifaftiraha K24

Daawo Sawirro: Maxaadan Ogeyn oo Talyaaniga ay Maanta ku wareejiyeen Taliska Ciidanka….???

Tifaftiraha K24