Sawirro Hordhac ah: Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Magaalada Galkacyo.

no responses
Saturday January 13, 2018 - 2:18 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomalia mudane maxamad c/llahi farmaajo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada galkacyo ee xarunta gobolka mudug.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo kasoo dagay garoonka diyaaraddaha c/llahi yuusuf ee magaalada galkacyo ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay madaxweynaha galmudug iyo mas’uuliyiin kale.

Xaaf ayaa madaxweyne farmaajo ugu tagay galkacyo qeybteeda puntland ay ka arimiso waxaana uu kamid ahaay xubnihii madaxweynaha soo dhaweeyay.

Madaxweyne farmaajo ayaa boqolaal shacab ah kula hadlay barxadda magaalada galkacyo iyadoona ammaanka aad loo adkeeyay waxaana madaxweynaha ammaankiisa dusha kala socday diyaaraddo helikopter ah.

 

Facebook Comments