Sawirro Hordhac ah: Madaxweyne Farmaajo oo Hadda gaaray Koonfurta galkacyo qaabkee ayaa loo soo dhaweeyay?

no responses
Sunday January 14, 2018 - 11:54 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka ambabaxay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug sida Madaxweynaha Galmudug, Wasiiro, iyo Xildhibaano.

Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay wada wadada Hobyo iyadoona madaxweynaha uu halkaasi ka jeediyay khudbad.

Facebook Comments