Somali News

SAWIRRO: Duqa Muqdisho Iyo Gudoomiye Xaliimo Yareey Oo Ka wada hadlay Arrimaha quseeya.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim Xaliima Yareey ayaa kawada hadlay Sida loogu diyaar garowbayo arimaha doorashooyinka soo socda Ee Dalka Iyo Habka Loo Qabanay Doorashooyinka Lafilayo In Dalka Ay ka Dhacdo.
Kulanka oo ka dhacay xarunta gudiga doorashooyinka madaxa banaan ku leeyihiin taas oo ku taal Madaxtooyada qaranka Ayaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir .
Waxa Balan Qaaday In uu Lashaqeynayo
Gudigga Doorashoyinka Qaranka. Isagoona Sidookle u Mahad celiyay Gudoomiyaha Gudiga Doorashinka.

         

Related posts

TOP NEWS: Dhageyso Waxbadan ka Ogow Kormeerka Wasiir Odowaa uu ku tagay Xerada Ciidamada Booliska ee …..+Sawirro

Tifaftiraha K24

SAWIRRO:- RW, ku xigeenka DFS Oo Daah-Furey Mashruuc lagu Daryeelayo Qaxootiga Dalka Ku soo laabtay.

Ahmed sudani

DEG DEG: Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug oo Lasoo gaba gabeeyay iyo Liiska oo lasoo saaray+Sawirro

Tifaftiraha K24