Somali News

Sawirro:- Ayax xoogan oo ku habsaday deegaano katirsan Gobolka Mudug

Cayayaanka Ayaxa oo guur guuraya ayaa ku habsaday deegaano badan oo ka tirsan gobalka Mudug, waxaana laga cabsi qabaa in uu baabi’iyo beero iyo dhul daaqsiimeed.

Dadka deegaanka ayaa si xoogan ooga cabanaya Ayaxa oo si xowli ah ugu soo badanaya gobolka Mudug wuxuuna cayayaanka Ayaxa saameyn xoogan kuyeeshaa oo uu baabi’iyaa dhul daaqsimeedka iyo Beeraha.

Soomaaliya ayaa 25bishaan ku biirtay Ururka Ladagaalanka Ayaxa ee Bariga Africa (DLCO-EA) oo xaruntiisu tahay Addisbaba ayna xubno kayihiin 9ka wadan ee ku yaala Bariga Africa,Arintani ayaa waxay ku soo beegmaysa xili meel kami ah dalka koronkorooyin Ayax ahi ay ku degeen kuwaasoo kasoo hayaamay Yemen & Itoobiya,Ururkan ayaa waxaa la aasaasay 1962-dii Soomaaliyana waxay ka ahayd xubin asaase ah.

Related posts

Somali prime minister meets with Jubaland lower house members.

Tifaftiraha K24

TOOS U DAAWO: Baarlamaanka soomaliya oo Hada cod kalsooni ah u qaadaya ra’isul wasaaraha magacaban

Tifaftiraha K24

Imaaraadka Oo Doonaya inuu Soomaaliya ka Caawiyo Arrimaha Bani’aadanimada

Ahmed sudani