Sawirro: Agaasimaha hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda oo kulan la qaatay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya

0

Agaasimaha guud HSJ G/Sare Mohamed Adam Kofi ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaaludiin.

Safiirka iyo agaaasimaha HSJ ayaa ka wada hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin.

1- iskaashiga dhanka socdaalka gaar ahaan dhanka xaduudaha.
2- xakameynta tahriibka oo ay dadka Soomaliyeed u sii maraan Itoobiya.
3- u fududeynta Visaha Itoobiya dadka Soomalida ee raba in ay tagaan Itoobiya.