Somali News

SAWIRO:Beesha reer Xaaji Saleebaan oo 100 Neef ugu deeqday Shirka Hobyo ka socda.

Beesha reer Xaaji Saleebaan oo kamid ah Beelaha habargidir ee ka qeyb galaya shirka Hobyo ayaa 100 Neef ugu deegay Shirkaasi oo dhoor cisho ka socdo Hobyo,

Beesha ayaa gudiga Shirka Hobyo ku wareejisay Neefkaasi oo loogu tala galay in martida shirka cunaan mudada shirka hobyo socondoono.

Munaasibada Neefkaasi loogu wareejiyay Gudiga waxaa ka hadlay Gudiga shirka iyo odayaasha Beesha kuwaasi oo ka hadlay muhiimada iyo garashada beesha.

       

Related posts

DEG DEG: Jubbaland iyo Puntland oo Markale isaga hor imaan doona Finalka Ciyaaraha Maamul goboleed-yada

admin

Cali Gacal ” Baarlamaanka Galmudug waxa ay ka fadhiisanayaan bixinta Sharciyada Dhulka”

Sakariye Sakariye

War hada: Dableey hubeysan oo dab qabad siisay guryo kor u dhaafaya kun guri oo ku yaala deegaanka……

Tifaftiraha K24