SAWIRO: Xukuumada Somaliya oo ka dhabeysay Go,aankeedii ahaa Halka doorashada Galmudug kadhaceyso.

0

Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Sawiro muujinaaya dayactir ku socda halka lagu qabanayo shirka dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug oo dhawaan lagu qabanayo Magaalada Dhuusamareeb.

Shirkaasi ayaa ka dhici doono goob gaar ah oo loo diyaariyey, islamarkaana ay si wadajir uga qeyb qaateen Madaxda Galmudug iyo Ganacsatada maamulkaasi.

Wasiiru dowladaha wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadd Soomaaliya Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa booqday halkaasi, isaga oo u mahadceliyay dhinacyadii isku howlay.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA: