SAWIRO: Wararkii ugu danbeeyay Shirka Hobyo iyo Siyaasi Shakuur oo gaarey.

0

Shirweynaha Beelweynta Habargidir ayaa si habsami ah uga socda magaalo xeebeedka Hobyo, waxaana guddiyada beeluhu soo xusheen ka doodayaan qodobada isafgarad la doonayo in ay saxiixdaan Hoggaanka Dhaqanka Shirweynaha Habargidir. Beri oo Khamiis ah ayaa la filayaa in hoggaanka dhaqanka beeluhu saxiixaan isafgaradka.

Dhanka kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Hogaamiyaha Xisbiga Wadahir ayaa maanta soo gaaray Magaalada Hobyo, waxaana uu khudbad kooban ujeediyey Shirweynaha Beesha Habargidir ee ka socda Hobyo.