Somali News

SAWIRO: Wafdi ka Socoda Khadar oo Muqdisho Gaaray & Dekadda Hobyo oo Bilaabaneysa.

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Ali Khaire iyo wasiirka arrimaha dibadda Qatar ayaa xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ku yeeshay kulan ay uga wada hadleen adkeynta xariirka soo jireenka ah ee labada dowladood iyo dardar gelinta mashaariicda ay Qatar ka fuliso Soomaaliya.

Warar Hoose oo ay Heshay Warbaahinta Wardoon.net  ayaa sheegaya in Dowladda qadar ay shaacin doonto Xiliga rasmi ah Ee la bilaabayo Dhismaha Dekadda Hobyo Ee Gobolka mudug.

Oo horey Dowladda Qadar u balan qaaday Dhismaheeda.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA:

 

  

Related posts

War Cusub: Doontii la sheegay in ay dagtay oo Hada Shaki la galinaayo iyo Dowladaha Masar, Gariiga, iyo talyaaniga oo sheegay in aysan…

admin

Diyaarad 40-sano kahor loo soo afduubtay Muqdisho oo dib loogu celiyay Jarmalka (Daawo Sawirada)

admin

WAR CUSUB: Olo olaha Doorashooyinka Jabuuti oo Waqtigooda uu soo dhamaaday

admin