Animation

SAWIRO : Soomaaliya oo shirka dalalka Islaamka uga qeybgashay dalka Cumaan. MUXUUSE YAHAY?

no responses
Tuesday November 3, 2015 - 8:03 under Breaking News by admin
mqdefault

Shir ballaaran ayaa waddamada islaamka uga furmay magaalada Masqad ee caasimadda dalka Cumaan maalinkii Isniinta oo ku beegnayd 02/11/2015, shirkaas oo ay isugu yimaadeen wasiirada hiddaha iyo dhaqanka ee dunida Muslimka.

Waxaa dalka Soomaaliya uga qayb galay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo :
1. Mudane/Xaamud Cali Xassan (Wasiir ku xigeen ka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo Tacliinta sare ee JFS).
2. C/risaaq Faarax Cali (Taano), Safiirka JFS u fadhiya dalka Cumaan.
3.Cisaam Xuseen Aljana ( xoghayaha guud ee wasaaradda ahna wakiilka ALESCO.
4. Ismaaciil yuusuf Cismaan ( Agaasimaha guud ee wasaaradda).

 
Shirka oo socon doona muddo 4 maalmood ah waxaa lagu lafa guridoonaa xiriirka hidde iyo dhaqan ee dunida Muslinka iyo xoojinta dhaqan iswaydaarsi ee dalkaas.

Mas’uuliyiinta matalaysa Soomaaliya ayaa soo jeediyey in ay lagama maarmaan tahay in dunida muslinku xoojiyaan xiriirka dhaqan iyo hidde is waydaarsi si loo abuuro jawi is dhexgal oo kawayn sida hadda aynu nahay.

logokis2

IMG-20151103-WA0009IMG-20151103-WA0008IMG-20151103-WA0007IMG-20151103-WA0006IMG-20151103-WA0005IMG-20151103-WA0003logokis2