Somali News

SAWIRO: Shirka Hobyo Oo la soo Gaban gabeyay & Madaxda HG Oo Fariin loo diray.

Waxaa maanta Magaalada Hobyo Lagu soo gabangabeyay Shirkii Wadatashiga Habar gidir  oo socday taariikhda u dhexaysay 15 July – 05 September 2019.

Shirka waxaa lagu dhisay Gole Hoggaamineed oo ka kooban 68 xubnood, oo dhexdiisana iska doortay Guddoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen.

Waxaana Munaasabada Xiritaanka Shirka ka soo qeyb Galay Mas’uuliyin ka Tirsan Dowladda Somaliya Galmudug
Xubnaha Golaha Sare Ee Beelaha Habar gidir
Salaadin Iyo Waxgaradka Haween iyo Bulshada Magaaladaas.

Gudomiyaha Gudiga Golaha Sare Ee HG
ProA bdulqadir Mohamed Shirwac
Ayaa Umahad celiyay Xubnihii kala duwanaa Ee ka soo shaqeyey Shaqadii Quruxda Badneed Ee Lagu soo Aas.aasay Shirka Midnimada Beesha Habar gidir.

Wuxuuna intaasi raaciyay in Shaqada Adag Ee  Loo igmaday Asaga iyo Xubnaha kale Gudiga
Sidii Loogu Tala galay Umaamuli doonaan.
Islamarkaana Shaqeyn Doonan Hormarinta Bulshada Habar gidir.

  1.          

Related posts

War-Saxaafadeed: Galmudug Waxa ay Cadeyneysaa in Deegaandeeda lagu soo qaaday Dagaallo Abaabulan oo Seddex geesood ah taasi oo……

Tifaftiraha K24

Odayaasha dhaqanka Beesha Sacad oo Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre ka diiday Kulamo Siyaasadeed

admin

DFS Somali oo sheegtey in ay Tobaney AL-shabaab ah ku dishey Dagaal shalay gelinkii danbe ka dhacay Gobalka…………….

admin