SAWIRO: Shiekh Mohemad Shakir Ali Hassan Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug oo Shir ka furay Magaalada Dhuusomareeb.

0

Madaxa Xukumadda Galmudug Shiekh Mohemad Shakir Ali Hassan ayaa daah furay Shirka daneyayaasha Siyaasada waxbarashada Galmudug

Kulankaan oo ay soo qaba_qaabisay Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ajandihiisu ahaay in Wasaraadda Waxbarashada Galmudug ay fikrado ka qaadato daneyayaasha Siyaasada Waxbarashada Galmudug.waxaana kulankaan kasoo qeyb galay Madaxa Xukumadda Galmudug Shiekh mohemad Shakir Ali Hassan iyo Wasiiro Katirsan Galmudug

Shiekh mohemad Shakir Ali Hassan madaxa Xukumadda Galmudug ayaa sheegay in uu rajeeynaayo in madashaan ay kasoo baxdo Fikrado lagu hormarin karo Wasaarada Waxbarashada Galmudug.