Animation

”Sawiro ”Safarkiirka Mareykanka iyo madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho ku Wada Kulmay Kana Wad Hadlay Duqayntii Ciidanka Galmudug

no responses
Friday October 7, 2016 - 7:42 under Somali News by admin
mqdefault

 

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin xuseen guuleed ayaa maanta oo jimca ah kulan gaar ah la qaatay safiirka dowlada maraykanka u fadhiya gudaha dalka soomaliya iyagoona ka wada hadlay duqeyntii diyaaradaha  maraykanka ay ka geysteen deegaano ka tirsan Galmudug isalmrkan ay ku laayeen askar ka tirsan ciidamada Dowlada Galmudug.

Safiirka maraykanka ayaa sheegay in raali galin ay bixinayan duqeynti ka dhacay bariga gobolka mudug iyagona inta badan qodobadii laga wada hadlay la isku af fahmay.