SAWIRO: Rai’sal Wasaare Xasan Kheyre oo Dhuusomareeb ku Casuumay Gacasatada Somaliya.

0

Xasan Kheyre ayaa maanta magaalada dhuusamreeb ku casuumay in kabadan 50 Ganacsatada ka soo jeedaada deegaanda Galmudug uuna hogaaminayo gudoomiyaha rugta Ganacsiga Galmudug Mr Marteele.

Qodobada uga muhiimsan ee laga wada hadalay ayaa ah sidan.

1. Ganacsatada ayaa bogaadiyay dadaalada uu wado Pm Hassan Ali Kheyre ee ku aadan midnimada Galmudug iyo waqtiga uu galay deegaanada Galmudug.

2. In ganacsatada Galmudug ay maalgashtaan Galmudug oo ay igu joreeyso caasimada Galmudug.

3. Dowlada Soomaaliyeed in ay masuuliyada horgalinta Wadooyinka muhiimka u ah dhaqaalaha Galmudug ay dhisto iyo Dekeda hobyo si deg deg ah.

4. In ganacsatada ay qeyb ka qaadato meelmarinta shircitada maaliyadeed ee dalka si deeymaha aduunku nalooga cafiyo 2020 ka hor.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahay xildhibaano ka tirsan golayaasha baarlamaanka soomaaliya.