Somali News

SAWIRO: Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Shirka Hobyo oo booqday Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Dekada Hobyo

Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ku sugan Shirka Hobyo ayaa booqday goobta ay ka socoto dhismaha wadada Gaalkacyo iyo Hobyo.

Odayaasha ayaa booqashadooda kadib waxay balan qaadeen in ay Dhisayaan Wadada iyo Dekada Hobyo isla markana kaalintooda Buuxinayaan.

General Galaal oo kamid ahaa Siyaasiyiinta booqday Dhismaha wadad ayaa sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan Dhismaha Dekada iyo mida Hobyo.

Hadalka iyo Booqashada Wafdigana ayaa ku soo aadeysa iyadoo horay siyaasiyiin kale booqaasho ku tageen kuwaasi oo aan sameenin wax Ficil ah.

         

 

Related posts

WAR HADDA AH: Maxaadan OGeyn Oo Daacish U Daran Oo Hadda Laga Soo Sheegayaa Kenya??? (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Xasan shiikh oo Difaacay go’aan Dowladiisa ay Sameysay oo Shacabka iyo Siyaasiyiin Soomaliyeed ka Careysiisay

admin

DAAWO: Xildhibaanada Besha Isaaq oo gaashanka udaruuray sheegashada Jabuuti

admin