SAWIRO: Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed oo dib ugu laabtay fariina udiray.

0

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo,Xili uu Cimro u aadey Magaalada Barakeysan ee Makkah.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxa goroonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ku soo dhaweyayay Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo ugu horeeyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya,Wasiiro,Xildhibaano ,odayaasha dhaqanka, qeybaha kala duwan ee saraakiisha Ciidamada ,iyo Ururada Bulshada Ra’idka Magaalada Baydhabo Ee xaruunta Gobolka Baay.