Somali News

SAWIRO: Madaxweynaha Koofur galbeed oo gaaray

Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa Goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen)

Garoonka Diyaaradaha Magalada Garoowe waxaa wafdiga kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo kuxigeenkiisa iyo xubno kale oo ka tirsan Maamulka Puntland.

Wafdiga Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Maanta tegay Garoowe ayaa qeyb ka ah Madax ka socota dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo berri Shir Wadatashi ah uu uga furmayo Magalada Garoowe.

Related posts

DHACDO XANUUN BADAN – Afar iyo toban qof oo isagu jira Soomaali iyo Afghaaani oo uu tareen ku jiirey dalka Macedoina

admin

DEGDEG: Duqa Magaalada Nairobi Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

admin

Dhalinyaro British oo donayay in ay ku biiraan daacish oo Turkiga lagu qabtay.

admin