SAWIRO: Halkaan ka Akhariso Qaar kamid ah Magacyada Dadkii ku geeriyooday Qaraxii shalay

0

Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay ku geeriyoodeen Qaraxii Shalay  14 ruux, inkastoo khasaaruhu uu intaasi ka badanyahey.

Sidoo kale waxa ay warraku intaas ku darayaan  in dad dhaawac ahaan isbitaalada loo geeyay ayku  geeriyoodeen isbitaaladii lageeyay.

Halkaan  Ka Akhriso Magacyada qaar ka mid ah dadkii qaraxii Shalay  ku geeriyooday iyo Sawiradooda.

1:-Cabdalla Cali Yoonis

2:-Feysal Axmed Yuusuf

3:-Dalmar Ali Hayan

4:-Cabdale Macalin

5:-Baashe Cabdullaahi Gaabow

6:-Axmed Cali Siciid(Dalmar)