SAWIRO: Gudoonka Golaha Habargidir oo lagu soo dhaweeyay Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb

0

Waxaa maanta Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb lagu soo dhaweeyay Golaha Habargidir iyo Gudoomiyaha beesha ee dhawaan lagu doortay Magaalada Hobyo.

Masuuliyiin ka tirsan Beesha iyo Odayaasha Degaanka ayaa banaanka Hore ee Magaalada Ku soo dhaweeyay Prof Abdulkadir Shirwac iyo wafdiga uu hogaaminayo.

Wafdiga ayaa la filayaa in ay jogaan Dhuusmareeb kana qeyb galaan shirarka socda kaasi oo diirada lagu saarayo nabada iyo hormarka Galmudug.