Somali News

SAWIRO: Gudoomiye Cabdulqadir Shirwac oo lagu Soodhaweeyay dalka .

Gudoomiyaha Gudiga Hormarinta iyo Baraarujinta bulshada Gob Prof Shirwac iyo masuuliyiin kale ayaa lagu soo dhaweeyay Dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis.

Prof Shirwac ayaa si heer sare loogu soo dhaweeyay halkaasi waxana soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay bulshada magaalada Minneapolis qeebaheeda kala duwan.

Shirwac ayaa filayaa in uu halkaasi joogo maalmaha nagu soo wajahan isagoo sameendoono kulamo kala duwan si bulshada Galmudug uga sharaxo halka ay mareyso dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo oo dhamaad ku dhow.

 

Related posts

SAWIRO: Haweeney guursatay Dumar kale oo lagu qabtay magaalada.

admin

War cusub: Kenya oo shaacisay in deegaano ka tirsan gobolka gedo ay ku dishay 15ka tirsan xoogaga alshabaab

Tifaftiraha K24

Qaar ka mid ah qodobadi lagu heshiiyay Madashii Muqdisho

admin