Somali News

SAWIRO: Dowladda Russia Oo Safiir Cusub U Soo Magacaawday Soomaaliya

Kusimaha Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Avv. Hersi Haji Olosow, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Ruushka, Mudane Mikhail Golovanov.

       

Related posts

Wararkii ugu dambeeyey ee wada-hadallada DF iyo Axmed Madoobe

Mohamed Abdirashid Abaajo

Muuqaal: Daawo Maxaadan Ogeyn Oo Ka Dhacay Magaaladda Cadaado????

Tifaftiraha K24

Madasha oo shaacisay ajendeyaal ka duwan kuwa ay sheegtay Villa Somalia oo looga hadlayo kulanka madaxda

admin