Animation

Sawiro:- Dhalinyaro Somali Maraykan ah oo Tababar Lagu soo Gaba Gabeyeey Magalada Boston

no responses
Sunday November 1, 2015 - 4:59 under Breaking News by admin
mqdefault

Waxaa dhawaan Lagu soo Gaba-Gabeyeey Magaalada Boston ee Dalka Maraykanka Tababaar loo qabtay Xubno kamid ah dhalinyarada somali maraykan ah ee kunool halkaas.

 

Tababarkan waxuu qayb ka yahay barnaamij la maqac baxay Somali Youth And Police Initative,waxaana hirgalisay guddoomiyaha ururka Somali Community and Cultural Association, Deeqo Jibril waxaana ururkan ay wada-shaqeyn leeyihiin booliska Boston oo ay ku nool-yihiin Soomaali badan.

Dhalinyarada ayaa Waxaa u istaagtay sidii ay Tababar iyo Maclumaad kaleba u siin lahayd Mrs Deeqo Jabriil oo horey u qabatay Tababarkii kan ku xigay oo loo qabtay Gabdhaha Dhalinyarada ee Dalka Maraykanka Gaar ahaan Boston.
Waxaa Kasoo qayb galay Tababarkanxeer ilaaliyaha Guud ee Gobalka Massachusetts iyo madax ka kale oo kasocota washinton

Homeland Security Office of Community Engagement,, US Attorney Office, Massachusetts Attorney General Boston Police FBI Mayor;s Office iyo

  iyo sido kale Massachusetts General Attorney Office, Brandies University
Congressman Joe Kennedy

markii lasoo Gaba-Gabeyeey Tababarkan muhiimka u ah qaar kamid ah Dhalinyarada somali maraykanka ah ayaa waxaa la gudoonsiyeey shahado iyo lacago dhirigalin ah ,taas oo deeqo Jabriil ugu tala gashay inay kaga farxiso wilaasha dhalinyarada ah ee kunool Massachusett.

Wadashaqaynta ayaa dhex mari doonta dhalinyarada wiilasha iyo Booliska Dalkaas ayaa waxaa uu noqonaya mid ay kadambeysay Deeqo Jabriil oo Gudoomiye ka ah Somali Community & Cultural Association,taas oo horey u qabatay Barnaamijyo badan oo wax Tar u ah somalida Gobalka Boston ee Dalka Maraykanka.DSC_0884 DSC_0890 DSC_0896MDV_3107 MDV_3180 MDV_3185 MDV_3186 MDV_3198 MDV_3201 MDV_3206 MDV_3221MDV_3227 MDV_3236 MDV_3244 MDV_3247MDV_3248 MDV_3107 MDV_3142 MDV_3164 MDV_3173MDV_3180 MDV_3185 MDV_3186 MDV_3198 MDV_3201