Animation

Sawiro cajiib ah oo muujinaya goob laga haajiray oo ay yaallaan 200 Markab oo burbursan (dagaalkii kacdoonka Ameerika)

no responses
Sunday November 8, 2015 - 8:05 under Kaydka Wararka Xulka ah by admin
mqdefault
Spread the love

Dalka Mareykanka waxaa sawiro cajiiib ah laga soo qaaday goob laga haajiray oo ay yaallaan ilaa 200 Markab oo sanado badan ka hor burburey.

Maraakiibtaasi waxaa ku dhex jira mid ka mid ah kuwa dagaalka oo burburey dagaalkii kacdoonka Ameerikaanka qiyaasitii boqol sano ka hor ahaa.

Hoygaan wuxuu xus u noqon doonaa sanad guuradii boqolaad ee marki ay Mareynkanka dagaalkas ku dhawaaqday Haddii la isku raaco sanada dambe.

Xaruntaan oo wabi weyn uu ku yaal waxaa lagu sheegaa 14 mile -square gaar ahaana Charles County, Maryland, waxay hoy u tahay daraasiin dooman iyo maraakiibtii hore ah kuwaasoo qaarkood ka sameysan alwaax iyo masaamiir.

m1 m2 m3 m4 m5 m6 m7 m8 m9 m10 m11 m12 m13

kismaayo24.com

 

Facebook Comments