Breaking News Somali News Top News Xulashada K24

SAWIRO: Amina Mohamed oo u sharaxan aqalka sare ayaa la kulantay baarlamaanka Galmudug

Amina Mohamed oo ka mid ah xubnaha u tartamaya aqalka sare ee Soomaaliya ee dhawaan kusoo baxay liiska uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug ayaa markii ugu horeysay la kulantay baaralmaanka Galmudug.

 

Amina ayaa xubnaha kulankaasi kala soo qeybgalay uga warbixisay taariikhdeeda iyo waxa ay qaban doonto haddii la doorto. Waxaana ay sheegtay in sanadkii isbadelka la joogo.

Amina oo ka mid ah Soomaalida deggan London, balse dalka joogto u imaaneysay ayaa waxaa ay durba miisaan siyaasadeed oo muuqda ku dhex yeelatay xubnaha u sharaxan aqalka sare.

Xildhibaanada kulankaasi ka hadlay ayaa ku amaanay Amina waxqabadkeedii hore iyo aqoonteeda ay dooneyso inay dalkan ugu adeegto.

fb_img_1476184360133fb_img_1476184389574fb_img_1476184367817fb_img_1476184351085fb_img_1476184398343fb_img_1476184375973

Related posts

Dhagayso:- Dagalada dalka Yeman oo Samayeey somalidii

admin

Dhacdo xanuun ah: Abaarta waxaa ay gaartay in xoolaha ay is cunaan kadib markii ay waayeen wax kale oo ay cunaan

Tifaftiraha K24

Akhriso: Magacyada 8 masuul oo xilalkooda weyn kara kadib marka baarlamaanka uu ansixiyo golaha wasiiradda

Tifaftiraha K24