Safaaradda Qatar Ee Muqdisho oo loo Fasaxay Dhoofinta Duurjoogta Somalia

0

Dowladda Somalia ayaa Safaaradda Qatar ee Muqdisho u Ogollaatay in ay Dalka ka dhoofsato ugaarta duur joogta ah ee loo yaqaan Sagaarada.

Safaaradda Qatar waxaa loo fasaxay in ay dhoofsato 14 kamid ah duurjoogta oo ay ugu muhiimsantahay sagaarada.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada xoolaha Dhirta iyo Daaqa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Qatar loogu fasaxay Duurjoogta Dalkeena in ay dhoofsato.