RW hore Dr Saaciid Shirdoon oo si weyn logu soo dhaweyay Muqdisho..

0

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia waxaa manta soo garaay Raisalwasarihi hore ee Somalia Dr Saacid Shirdoon iyo Marwadiiisa Caasho Xaaji.

Raisalwasaarihi hore ee Somalia Dr Saaciid waxaa Magaalada Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweyay xubno ka mid ah golaha wasiiirada Somalia oo uu hogaamiinayo Wasiirka arimaha gudaha Somalia Dr Sabriye iyo Xildhibaano ka socda labada aqal ee Somalia.

Dr Saacid Shirdoon Raisalwasaarihi hore ee Somalia ayaa mudoyiinki ugu danbeyay ku sugnaa wadanka UK halkaas oo uu Aqon kororsi u joogay.

Raisalwasaarihi hore ee Somalia Dr Saaciid Shirdooo ayaa ah nabadoon Somaliyeed oo ay aad u xurmeeyaan Siyaasiyiinta Somaliyeed meel kasta oo ay joogan waxana una ixtiraamkaasi ku mutaystay mudadi uu soo shaqaynayay dulqaadk iyo tanaasulki u qaranka somaliyeed u muujiyay.