Roobabkii Guga oo kacurtay Guud ahaan Gayiga somalida

0

Roobabkii Guga oo kacurtay Guud ahaan Gayiga somalida

waxaa kamid ah meelaha xalay  roobabku ay kada,een  magaalada cabudwaaq oo lasheegay roobkii xalay fiidkii bilowday inuu hada socdo

warar aan helayno ayaa sheegaya in isu socodka magaalada inuu yaryahay sababtuna aytahay biyo aad ufarabadan oo waran magaalada Gudaheeda

sanad walba wakhtigaan oo kale ayaa waxaa curta

roobabka Guga. in kastoo sanadyadii lasoo dhaafay ay roobabku meelabadan oo kamid ah somaliya aysan sifiican ooga di,in