Animation

Roobab Mahiigaan ah oo ka da’aya Qeybo badan oo kamid ah gobolka Gedo.”Akhriso deegaanada”

no responses
Sunday November 22, 2015 - 11:32 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Roobabkii Xilliga Deyrta ayaa Maanta ilaa Xalay qeybo badan oo kamid ah Gobolka Gedo si wacan uga da’aya iyadoo dadka iyo duunyada aagaasi ku noolna ay ku diirsadeen.

sid ay Kismaayo24 u sheegeen Qaar kamid Dadka Degan Degmooyinka Baardheere iyo Garbaharay, Roobabka uu xalay soo bilowday ayaa qaar kamid ah deegaanada waxa ay soo gaareen waabarigii saaka, iyadoo waqtigane uu roob culus ka da’aayo Magaalada Garbaharay ee xarunta Gobolka Gedo.

Xilli Roobaadka Deyrta ayaa aad uga da’ayay maalmihii iyo bilihii lasoo dhaafay Deegaanada Gobolka Gedo, waxaana ku diirsaday Bilshada Roobabkani shacabka ku dhaqan gobolweynaha gedo oo ay soomareen abaaro lixaad leh Saadihii lasoo dhaafay.

Kismaayo News Agency

Garbaharay, Soomaaliya

Facebook Comments