Somali News

Reysalwasaare kheyre oo Qado Sharaf Geed hoostiis ugu sameeyeen Bulshada Caasimada Maamulka

Bulshada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa duleedka magaalada qado sharaf mahad celin ah ugu sameeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo deegaannada Galmudug u jooga dhismaha Galmudug loo dhanyahay.

Qada Sharafta oo ay soo agaasimeen bulshada qaybaheeda kala duwan iyo xildhibaanadda deegaanka laga soo doorto ayaa dhammaan dadkii ka hadlay waxa ay Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyeen dadaalka dheeraadka ah ee uu ku bixinayo dhismaha Galmudug loo dhanyahay oo u adeegta dhammaan reer Galmudug, waxa ayna ballan qaadeen in ay dowkooda qaadanayaan.

    

Related posts

Top News: Wasaaradda Amniga Qaranka DFS oo ka hadashay qaabka ay ammaanka wax uga qabaneyso

admin

Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo Iyo Abiy Axmed Oo Khadka Talefoonka Ku Wadahadlay

admin

XOG MUHIIM AH:Lacagtii Bank laga dhacay oo haatan lugaha lagashay MD Xasan iyo RW Cumar iyo arin……………………….

Tifaftiraha K24