Ra’isul wasaare kheyre oo xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka iyo…+Sawirro

0

Ra’isul wasaare kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka maxamad mursal shiikh waxaana kulanka qeyb ka ahaa labada guddoomiye ku-xigeen ee baarlamaanka Cabdi wali muudey guddoomiye ku-xigeenka 1-aad iyo Mahad cawad guddoomiye ku-xigeenka labaad.

Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay in guddoomiyaha cusub uu kala hadlay dar dar galinta hindisa sharciyeedyada horyaala golaha shacabka isagoona sheegay in xukuumadda ay la shaqeyn doono golaha sharci dajinta baarlamaanka soomalia.