Ra’isul wasaare kheyre oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid xildhibaan Khaliif Sheekh Cabdullaahi

0

Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka mudane xasan cali kheyre ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid alle ha u naxariistee xildhibaan Khaliif Sheekh Cabdullaahi Duureey .

Ra’isul wasaare kheyre ayaa marxuumka eheladiisa iyo asxaabtiisa iyo dhamaan ummadda soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerrida naxdinta badan ee ku timid xildhibaan khaliif.

” Waxaan tacsi u dirayaa Eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh Cabdullaahi Duureey oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Ilaahay ha u naxariisto marxuumka, Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.”.