Ra’isul Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Eritrea oo Berri kusoo Wajahan Muqdisho

0

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa Maalinta berri kusoo Wajahan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Wafdigaan Heerkoodu sarreeyo ayaa muqdisho u Imaanaya Wada hadalladii u socday madaxda Seddexda dal.

Imaatinka wafdigaan ayaa kusoo beegmaya iyadoo xasarad siyaasadeed uu dalka ku jira muddo 24saac ka horna Mooshin Xil ka qaadis ah laga keenay Madaxweyne Farmaajo.