Animation

MUUQAAL: Raisal Wasaaraha Somalia oo ka hadlay Arimaha Badda Somalia

no responses
Tuesday September 20, 2016 - 6:23 under Somali News by admin

Raisul Wasaaraha Xukuumada Soomaliya Cumar Cabdi Rashiid oo maanta tagay Magaalada garoowe ee Mamaulka Puntland ayaa su’aal laga weydiiyay Arinta la Xiriirta Dacwada Badda ee u dhaxeysa Soomaliya iyo kenya.

Raysalwasaare Sharmaake ayaa iska fogeeyey in uu eed ku leeyahay arrimaha badda ee Soomaaliya, oo hadda dacwadeedu ka socota Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ.

Dhinaca kale Raisul wasaaraha wuxuu sheegay in sanadkii 2005-tii uu socday qorshana oo uu isagga ka horeyey wuxuuna cadeeyay in Heshiiska MOU uu isaga ka horeeyay ayna been abuur tahay Eedeynta loo jeedinaayo isaga iyo xukuumadii uu Xiligaasi Hogaaminaayay.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka