Breaking News Somali News Top News

Dhagayso Raiisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Carte oo qadacay heshiiski madasha

 

Raiisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka sare ee khuseeya Xubnaha Somaliland.

Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay inay arrintaasi ahayn mid ay ku qanci karaan, wuxuuna madasha hoggaamiyayaasha ugu baaqay inay dib u eegaan qodobkaas.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka taleefanka ugu waramay.

Related posts

XOG: Maxaad ka ogtahay In Saraakiisha Muslimiinta ee ku jira Ciidanka Kenya ay Shaqadooda ka fadhiisanayan??

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Axmad Madoobe” Midowga Yurub waan uga Mahad Celineyna Mashaariicda uu ka Fulinaayo Jubbaland

admin

DHAGEYSO : Barnaamijka xulka wareysiyadda Radio VOS oo xiiso gaar ah leh caawa.

admin