Somali News

Qurbajoogta Puntland ee Finland Iyo Wakiilka u Fadhiya Puntland ScandeneviankaAyaa si wadajir ah waxay ugu Tacsiyeynayaan geeridii Allaha u Naxariistee Xaliimo Xuseen Caato

NAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Dhamaan jaaliyada Puntland ee Finland iyo  Wakiilka u Fadhiya Puntland Scandenevianka Dr .Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) ,Ayaa si wadajir ah waxay ugu Tacsiyeynayaan geeridii Allaha u Naxariistee Xaliimo Xuseen Caato  oo 20.12.2015  ku geeriyooday Magaalada  Stockholm ee Swedan .

Jaaliyada Puntland ee Finland iyo   Wakiilka u Fadhiya Puntland Scandenevianka Dr .Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) ayaa si gaar ula qeysaneynaa murugada qoyska Xaliimo Xuseen Caato   iyo Dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan reer Puntland .

Waxaana marxuumada  Allaah uga baryeynaa inuu janadii fardoowsa ka waraabiyo eheladii iyo Shacabka reer Puntland meel walba ay joogaan samir iyo iimaan Allaah ka siiyo Aamii Aamiin.

Related posts

Deg-deg: Al-shabaab oo la wareegey xeradda Ciidamadda Kismaayo, iyadoona………….

admin

DEG DEG: Faah faahinta Puntland & S/land oo qarka u saaran in ay dagaalamaan…

Tifaftiraha K24

Daawo:- Abdiweli oo Socdaal ku kala bixinaya qaybo kamid ah Kismaayo

admin