Somali News

Qoys ku geeriyooday Guri ku soodumay iyo tacsi loodiray.

Qoys ka koobna Hooyo, Aabbe iyo laba caruura oo ay dhaleen ayaa geeryooday, ka dib markii uu ku dumay guri ay daganaayeen oo ku yaalla Xaafadda Birjeex ee Magaalada Hargeysa.

Reerkaan oo deganaa guri aqal soomaali ah ayaa waxaa ku soo dumay mid kamida guryaha qadiimiga ah ee uu dhisay gumeystihii Ingiriiska, ciidanka dab-demiska ayaana ka hawlgalay oo maydkana ka soo saaray guriga dumay.

Masuuliyiin katirsan maamulka Somaliland iyo kan degmada Hargeysa ayaa tacsi udiray ehelkii iyo qaraabadii ay ka bexeen qoyskaas soomaaliyeed ee uu guriga ku dumay.

 

Related posts

XOG: Sirdoonka DFS Oo Ku Raadjooga Xubno Dowladda Ah Oo Al-shabaab La Shaqeysta

admin

Masuuliyiinta G/Gedo oo qax u ah Kismaayo & Al‐shabaab oo ku xisaabtameysa

admin

Daawo: Faysal cali waraabe oo hanjabaad kulul u jeediyay madaxweyne farmaajo isagoona sheegay in muqdisho ay ka….

Tifaftiraha K24